Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jubaland Oo lagu wareejiyey Talaalka Xoolaha

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dawladda Jubbaland ayaa la wareegtay Talaalka Xoolaha oo uga yimid Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Munaasabadda ay Wasaaradda kula wareegaysay Talaalka kala duwan ee xoolaha waxaa goob jog ahaa Wasiirka Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Jubbaland Maxamed Nuur Cali, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo xubno kale.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here