Kulan looga hadlaayey Horumarinta Adeegyada Bulshada Oo lagu qabtey Burtinle.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Kulan is-xogwareysi ah la qaatay maamulka Degmada Buurtinle, Golaha Deegaanka,Odayaasha, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal,si Bulshada loo siiyo waxbixin ku saabsanaa sidii loo dhageysan lahaa daruufaha iyo baahiyaadka Bulshada ay qabaan

Kulan ayaa inta uu socdey Bulshada iyo MaamulkaDegmada Burtinle dhankooda la wadageen, Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxyaabaha ay u baahan yihiin in Dowladu wax ka qabato.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here