Xarumo Caafimaad laga hirgaliyay Degmada Caynaba Oo Xariga laga jarey

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyey safar shaqo ku marayay gobolada bariga, ayaa kormeer kusoo maray xarumaha caafimaadka iyo cubsitaalada Gobolka Saraar.

Ugu horayn waftiga ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Magaalada Caynaba iyagoo kormeerkooda ka bilaabay Caynaba ee Gobolka Saraar, kulamo kala duwana la qaatay maamulka Gobolka, kan dagmada iyo masuuliyiinta caafimaadka is-xogwaraysi dheer ka dib waftiga ayaa mid mid usoo kormeeray Xafiiska Wasaaradda Caafimaadka oo dib u habayn lagu sameeyey iyo Cusbitaalka guud ee Magaalada Caynaba oo lagu soo kordhiyay dhismayaal iyo qalabayn

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here