Kulan looga hadlaayey Wada shaqeynta Ciidanka ATMIS iyo Bulshada Oo ka dhacay Baraawe

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliyaha Ciidanka ATMIS iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaarey Degmada Baraawe, wuxuuna kulama kala duwan la qaatey qeybaha kala duwan Bulshada,Sida Odiyaasha Dhaqanka, Saraakiisha Laamaha Amniga, Haweenka iyo Maamulka Degmada Baraawe.

Kulanka ayaa inta uu socdey waxaa looga hadlay wada shaqeynta ka dhaxeysa Ciidanka ATMIS iyo Bulshada Baraawe Atkeynta Nabadgeliyada Bulshada iyo Horumarinta Adeegyada kale ee Dowlada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here