Ardey Baratey Computerka Oo Shahaada lagu doonsiiyey Degmada Xudur

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda Iskuulka Takwa College Ee Degmada Xudur ayaa la baraayey aas-aaska Computerka, sida Aplicationada loogu isticmaalo iyo Saameynta Dukumentiyada, isagoo soo socda mudo dhowr bilood ah, si Ardeyda ugu noqonto Fursado ay Xirfadahooda kor uga qaadi karaan.

Mid kamid ah Macalimiinta wax ka dhigeysa Iskuulka Takwa College ayaa ka warbixiyey maraaxiila ay soo mareen Ardeyda intii ay ku jireen, Barashada Computerka waqtiga Noloshada muhiim u ah iyo sida ay Ardeydaan uga soo gudbeen Intixaanada laga soo qaadey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here