Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Bilowday Tijaabada Keydadka Biyaha dhawaan La Hirgaliyay.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa waxey Bilowday Tijaabada Kaydadka waaweyn ee Biyaha oo dhawaan Laga Hirgeliyay Magaalada Hargeysa.

Masuuliyiinta sare ee Wakaaladda Biyaha iyo Hay’addaha kala shaqeeyo hubinta Tayada Mashruuca Biya gelinta Magaalada ayaa Booqdey Keeydka weeyn ee Cusub ee Magaalada Hargeysa, kaas oo ku socto Tijaabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here