Ciidamada Puntland Oo laga Wacyigeliyey Cunista Waxyaabaha Maanka dooriya.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Abuukar Qaadiid oo ka mid ah dadka fara ku tiriska ah ee u olaleeya in dhalinayarda ka waatoobaan cunista qaadka ayaa olalihiisa qaad diidnimo gaarsiiyey Degmada Qardho

Abuukar iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Puntland ayaa waxaa ay booqdeen dugsigga tababaradda ciidamada ee Xorgoble Qardho halkaasi oo ay kula hadleen ciidamo ka tirsan kuwa puntland

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here