Kooxda Ciyaaraha Baysom Oo Ciyaartoy Cusub kala Timid Magaalada Muqdisho.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Xidigaha Kooxaha Elman iyo Mcc ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo iyagoo Matali doonaan Kooxda BaaySom. Maamulka sare ee kooxda & ciyaartooyda Ayaa soo dhaween ugu sameyeen Garoonka Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo jinaaay

Ciyaartoydaan ayaa waxaa ay qeyb ka yihiin kuwo badan oo dhawaanahaanba ku soo qulqulaayey Baydhabo kuwaasi oo ka qeyb gali doona Tartanka Baydhabo Cup oo dhawaan ka bilaaban doona Baydhabo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here