Tababar ku saabsan Heshiiska Xuquuqda Naafada Oo Baydhabo ka furmey.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa Lagu daah-furay Tababar iyo Wac-yigelin ku saabsan Heshiiska Xuquuqda dadka Naafada ah oo loo qabanayo shaqaalaha xarunta daryeel’ shaqaalaha Caafimaadka’ Booliska’ xeer-ilaalinta’ iyo Garsooriyaasha Koonfur Galbeed.

Tababarkan oo ay Daah-furtey Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Hon Nasra Aweis Abkow ayaa ka qeyb-galay, Madaxda Wasaarada Haweenka, Lataliyaal, Agaasimiyaal iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here