Dhismaha Wado laami 5KM ah laga hirgalinayo Degmada Cadaado Oo Meel wanaagsan Mareya.

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa kormeeray halka uu ka socdo dhismaha laami 5KM ah kaas oo ay iskaa wax u qabso ku hirgaliyeen Bulshada reer Cadaado, Waxaana ku wehlinayey Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Dowladda Galmudug, Agaasimaha guud ee madaxtooyada Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here