Tartan Ciyaareed loo qabanayo Kooxaha Heerka Koowaad Oo ka Bilowdey Degmada Baladxaawo.

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha Dowlad goboleedka Jubbland ayaa Dagmada Baladxaawo ka daahfurtay tartan Ciyaareed loo qabanayo 16 kooxood oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee degmada Baladxaawo ee gobolka gedo.

Munaasabada daahfurka ee tartankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa iskuduwaha Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee gobolka Gedo Haruun dhaqane iyo qaar ka mid ah bahda ciyaaraha ee Degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here