Sixida Imtixaanka Qaranka fasalka 12-aad Oo Meel gebageba ah mareya.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Agaasimayaasha Imtixaanaadka Wasaaradaha Waxbarashada heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa kormeeray xarunta uu ka socdo sixitaanka Imtixaanka fasalka 12-aad ee Wasaaradu horey u qaadey

Agaasimayaasha ayaa mid mid u kormeerey fasalada sixida Imtixaanaadka waxaana ay warbixin ka dhageysteen Gudiga Sixida Imtixaanka gacanka ku haya

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here