Ardeyda Degmada Bardaale Oo Ka Faa’ideystay Tababar ku saabsan xirfadaha aas-aasig u ah Caafimaadka.

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababar kusaabsan xirfadaha aas aasig u ah Caafimaadka ayaa lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Bardaale ee Gobalka Bay kaasi oo Taabageliyay Machadka caafimaadka ee Kobciye.

Xiritaanka Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Degamada Bardaale , maamulka machadka Kobciye, Dhalinyaro, Haween iyo mas’uuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here