kulanka wadatashiga diyaarinta istaraatijiyada bahda Cadaaladda Oo Lagu soo gabagabeeyay Magaalada Jowhar.

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka wadatashiga ee diyaarinta istaraatijiyada bahda Cadaaladda Sadax maalmood ka socday Magaalada Jowahar Oo soo Agaasintay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha garsoorka Hirshabeelle oo gacan ka helaysay Wasaaradda Cadaaladda Dowalada federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabay magalada jowahar ee caasimaad Hirshabeele.

Bulushada ku nool Magalada jowahar oo Qeybaha kala duwan xubnohoda laga soo kala xulay ayaa ka soo qeyb galeen kulankan, waxeyna soo gudbiyeen fikradohoda ku sabsaan bahiinta cadaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here