Kulan Looga Hadlaayay Arrimaha Barakacayaasha Oo ka dhacay Baydhabo.

0
40

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gudiga Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya iyo Wafdi ay Hogaamineyso ayaa kulan la qaatey Gudiga qaxootiga iyo Barakacyaasha Koonfur Galbeed iyo Daladda Barakacayaasha Barwaaqo.

Ugu Horeyn Gudoomiyaha Daladda Barakacyaasha ee Barwaaqo Aadan sheekh Isxaaq ayaa kulanka kaga warbixiyey Marxaladaha dadka soo Barakacey ee ku nool Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here