Bulshada Tuulada Buule Macalin Oo Loo dhisay Dugsi Qur’aan ay dalbadeen.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Inta la dhiso meelaha ugu Ajarka Badan, Waa Goobaha lagu Gudbiyo Kheeyraadka Sida Masaajidyada iyo meelaha lagu Barto Qur’aanka kariimka.

Macalin Maxamed Abdi waxaa uu dhawaan Dadka Muxsiniinta ah ka Dalbadey in loo dhiso Dugsi Qur’aan uu ku fadhiyay Tuulada Buule Macalin mumad oo ka Tirsan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here