Kulan Looga hadlayay Nuqul ka mid ah Dastuurka Dalka Oo Lagu Qabtay Baydhabo

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey Kulan Wada tashi ah oo looga hadlaayey Nuqul kamid ah Dastuurka dalka, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaasarada Dastuurka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed.

Waxaa kulanka ka qeyb-galay Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, Wasiiro, Xubno ka tirsan Garsoorka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Ururada Dhalinyarada Qeybahooda kala Duwan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here