Baydhabo(Radio Arlaadi)-Seddax saac ee Haweenimo wadooyinka Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay waxaa lagu arkaa ciidamo booliis ah, waxeyna fulineyaan amarka taliska booliska degmada Baydhabo kaasi oo ahaa in la joojiyo isticmaalka baabuurta dhaweeyaha loo yaqaano ee habeenkii.
Qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaalada Baydhabo ayaa Radio Arlaadi ugu Warbixyay sida ay u arkaan Amarka lagu joojiyay Baabuurta dadweynaha ee Habeenkii Magaalada Baydhabo