Xilibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Sharciga Naafada Soomaaaliyeed.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa Ansixiyey Sharciga Naafada Soomaaaliyeed.

Waxaana kulanka shir guddoomineysay guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here