Dalad ay ku mideysanyihiin Dadka Maqalka la’a Oo laga Daah-furay Magaalada Muqdisho.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaflad lagu daah-furaayey Daladda Midowga Dhagoolayaasha Soonaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ka qeyb-galay Masuuliyiin,Ururada kala duwan, dadka maqalka Naafada ka ah iyo Marti Sharaf kale .

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here