Ardeyda Midowga Machadka City Pre-University College Oo Gudoon Cusub Doortey.

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Doorashada Gudoonka Midowga Ardayda Machadka City Pre-University College ayaa waxaa ku tartamey ilaa Shan Musharax oo mid gabar ah ay ku jirto, iyagoo mid kasta uu doonayo in uu hogaamiyo Ardeyda Macahadka.

Gudoonka Midowga Ardeyda Howsha ugu muhiimsan ee laga rabo ayaa ah isku xirka Ardeyda dhaxdooda, dhisida aqlaaqiyaadkooda, soo gudbinta baahiyaadka Ardeyda iyo caawinta kuwa u baahan in laga taageero sii wadista Waxbarashada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here