Barakacayaasha Kaamka Garas Turane Duleedka Baydhabo Oo dalbadey in loo soo gurmado

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xerada Barakacayaasha ee Garas Turane oo ka mid ah Xerooyinka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo waxaa ku nool ilaa in ka badan 150 Qoys oo isugu jira Caruur, Haween iyo waayeel oo aysan helin waxyaabaha Bini’aadamka aas aaska u ah sida Hoy wanaagsan, biya ku filan oo Nadiif ah, waxbarashada iyo caafimaadka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here