Kulan ku Saabsan Hormarinta Mashaariicda Hay’ada ILO ay ka Fuliso KG Oo Baydhabo ka dhacay

0
62

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay’adda IOM ee Soomaaliya oo Baydhabo soo Gaaray

Madaxweynaha iyo Madaxa Hay’adda IOM ayaa kulan ay qaateen waxay kaga Wada hadleen Arimaha Shaqo ee Hay’adda IOM ay ka wado guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed iyo sidii loo kordhin lahaa.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here