kulan ku saabsan Hormarinta Waxbarashada Jiilka soo Koraya Oo ka dhacay Magaalada Baraawe.

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan Ayaa Waxaa loo qabtay guddiga iyo Maamulayaasha iskuulada Bar ama Baro iyo qeybaha kale ee Bulshada Degmada Baraawe.

Maalgalinta Mashruucan ayaa waxaa iska leh USAID Waxaana fulinaya Ururka Dhalinyarada KG oo Kaashanaya Mashruuca Bar ama Baro.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here