Laamaha Amniga Degmada Ceelwaaq Oo soo qabtay dad ka ganacsada jarista dhirta deegaanka.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Laamaha Amniga ayaa waxay Degmada Ceelwaaq ku soo Bandhigeen ku dhawaad Lixdan Loor oo dhuxul ah oo laga sameeyey dhirta Deegaankaas laga soo jarey, taas oo Bulshada dhibaata ku qabeen mudooyinkii ugu dambeysey

Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada Degmada Ceelwaaq Xuseen Deer Cadaawe ayaa sheegey in ay Talaaba adag ka qaadi doonaan dadka jara dhirta oo hadana ka ganacsada isagoo Bulshada ugu baaqey in Arintaan ay kala shaqeeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here