Gabdhaha Baydhabo Oo Laga Wacyi geliyay dhibaatooyinka Laga dhaxlo isticmaalka Daroogada.

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Farsamada Xirfadaha Aqoonta iyo Tababarada ee KG ayaa Xarunta Wasaarada Haweenka ku qabatay kulan lagaga wacyigelinaayey Gabdhaha Dhibaatooyinka laga dhaxlo isticmaalka daroogada iyo in si qaldan loogu adeegsado Aaladaha Tiknooloojiyada iyo Baraha Bulshada.

Ujeedka kulanka ayaa timid kadib markii ay soo bateen Haweenka isticmaala Daroogada iyo dhibaatooyinka ay Haweenka kala kulmaan Baraha Bulshada taasina ay caqabad ku tahay Noloshooda iyo tan Bulshada kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here