Qalab xafiiseed lagu wareejiyay Wasaaradda Haweenka KG.

0
85

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qalab Xafiiseedkan lagu wareejiyey Wasaaradda Haweenka KG ayaa waxa uu iskugu jirey Kuraaso, Miisas Borajaktiga lagu qabto Tababarada Hoolka Shirarka oo loogu tala galay in loogu adeego Haweenka KG, Waxaana qalabkan soo gaarsiisey Hay,addaha Taageera Horumarinta Haweenka

Munaasabada Lagu kala wareegayey qalabkaas ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka ee Xuquuqul Insaanka KG iyo Ururada Haweenka kala duwan ee Baydhabo ka dhisan .

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here