Ardeyda ka baxday Dugsiyada sare Baydhabo Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Xulashada Takhasuska Jaamacadda.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Badhabo ayaa waxaa Ardeyda Sanadkan Ka baxay Dugsiyada Sare ee Iskuulaadka Gobolka Baay loogu qabtay Tababar ujeedkiisu ahaa Doorashada takhasuska Jaamcadeed.

Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Jaamacad Jazeera ee Gobolka Banaadir oo ay kaa shaneyso Jaamacada BIU ee Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb-galay Maamulayaasha iyo Macalimiinta iskuulada Magaalada, Waalidiin,iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here