Diwaangelinta Nidaamka Kaarka Aqoonsiga Injineerada Oo Muqdisho Lagu Dah-furey.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowlada Hoose ee Xamar ayaa si rasmi ah u daahfurtay nidaamka qaadashada Kaarka Aqoonsiga Injineerada ka shaqayn doonna dhismayaasha Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa daahfuray nidaamka qaadashada Kaarka Aqoonsiga Injineerada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here