Maamulka Degmada Cadaado Oo ku baaqey in laga qeyb qaato dhameystirka Dhismaha Garoonka Degmada

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Garoonka Diyaaraha Degmada Cadaado oo Bulshada iyo Dowlada ku dhisanayaan isku tashi ayaa meel wanaagsan maraya iyadoo Garoonka qeyb ka mid ah Laamiga la saarey si Garoonka u noqdo mid Bulshada Cadaado uga faaideysato

Gudoomiyaha Degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa kormeeray garoonka oo ay ku socoto shaqo lagu casriyeynayo dhabaha ay diyaaradubu ku ordaan ee Runaway-ga oo markii hore ahaa mid yar oo hadana diyaaraha qaar ka soo degi Karin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here