Shacabka Degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan Oo u dareerey Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shacabka degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha deegaanka Puntland

Doorashooyinka ayaa ka dhacaya 80 goobood oo ka kala tirsan saddexda degmo ee gobolka Nugaal, iyadoona ay codeynayaan in ka badan 64 kun oo qof oo kala xulanaya 431 musharax oo ka kal socda 8 xisbi siyaasadeed.

Warkung waliba nig diyaariyey Mohamed Aadam Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here