Maamulka KG Oo Awaamiir Ka soo saarey Hubka Sharci darada lagu dhaxwata Degmada Baraawe

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib markii maalmihii la soo dhaafey kulamo uga socdeen Magaalada Baraawe Maamulka Degmada Odoyaasha dhaqanka Laamaha Amniga iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada ayaa waxaa looga hadlaayey Xoojinta Amniga ka hortaga Burcada Bulshada dhibaateysa iyo sidii loo joojin lahaa Hubka sharci darada lagu dhax heysto Magaalada

Marka uu kulamada ay soo dhamaadeen ayaa Wasaaradda Amniga dowladda KGS soo saartay awaamiir lagu mamnuucayo in hub sharci daro ah lagu dhex wato gudaha magaalada Baraawe, iyadoo bulshada loogu baaqay in ay la shaqeeyaan laamaha ammaanka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here