Kulan looga hadlaayey Xalka waara Barakacayaasha KG Oo Baydhabo ka dhacay.

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay wafdi uu Hogaaminayo Madaxa ugu Sareeya Hay’adda UNHCR ee Soomaaliya.

Qaabilaada oo Madaxweyne Laftagareen ay ku Wehlinayeen Wasiirka Gargaarka iyo Gudoomiyaha Gudiga Barakacayaasha Koonfur Galbeed ayaa kulankooda lagaga hadlay Arimaha Barakacayaasha, Xalka Waara, Isbedelka Cimilada iyo sidii Dadka dib udejin loogu Samayn lahaa.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here