Kulan looga hadlaayey ka hortaga Waxyaabaha Qarxa halistooda Oo Baydhabo ka dhacay.

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankan ayaa shir gudoominayay Wasiiru Duwlaha Wasaaradda Amniga KGS kaasi oo ay ka qeyb galeen saraakiil ka socdey qaar ka mid ah hay’addaha Amaanka, waxaana kulanka inta uu socday looga hadlay ka hortaga Waxyaabaha Qarxa halistooda iyo saameynta ay bulshada ku yeeshaan.

Kulanka marka uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta ugu warbixiyay Agaasimaha guud ee wasaarada amniga gudaha KG Mohamed Yaasiin Abdullahi

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here