Bulshada Deegaanka War-idaad Oo dalbadey in la soo gaarsiiyo Adeega Isgaarsiinta dalka

0
60

(Raathiyow Arlaathi)Bulshada Magaalada War-Idaad oo hoos tagta Degmada Xingalool ee Gobolka sanaag ayaa Cabasho xooggan ka Muujiyey khadka Iyo Ateenadda dhanka isgaarsiinta magaaladaas oo ku yar.

Deegaanka War-idaad ayaa ah maagalo bulsho badan waxaana soo noqnoqday cabashooyinka ku aadan in deegaanka ka jirin isgaarsiin wanagsan, waxaana bulshada ay codsadeen in loo Hirgeliyo ama yimaadaan Shirkadaha is gaarsiinta si dadka ay u wada xiriiraan.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Yuusuf Hasing

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here