500 Qoys Oo Deeq Raashin ah Loogu qeybiyey Degmada Salaxley

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoyasaskan ayaa gaaraya ilaa 500 ayaa loo qeybiyey Noocyada kala duwan Ee Raashinka kuwaas oo ku nool degmada Sallaxley iyo Deeganada kale ku hareereysan waxayna ahaayeen kuwa duruufo kala duwan ay heysatey

Hay,adda u diyaar garowga Aafooyinka iyo kaydka raashinka Soomaaliland oo taageera ka heleysa Dowlada Imaaraadka Carabta Iskuduwaha Gobolka Maroodi Jeex Ee Hay,adda u diyaar garowga Aafooyinka iyo kaydka raashinka ayaa Abdaxakiin Ali Cilmi ayaa faah faahin ka bixiyey Raashinka ay dadka Salaxley gaarsiiyeen

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here