Xaflad Shahaada lagu gudoonsiinayey Ardey baratey Culuumta Caafimaadka Oo Baydhabo ka dhacdey

0
53
default

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi(Munaasabadan ayaa loo qabtey inka badan 120 Ardey oo dhameysatey Culuumta kala duwan Ee Caafimaadka iyagoo ka bartey Macahadka Royal Medical Training kaas oo mudo soo qaadanyeen duruusta ay hada ka qalin bedelanayaan.

Xaflada Ardeyda Shahaadada lagu gudoonsiinayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiiro Xilibaano Waalidiin bahda Waxbarashada iyo Bulsha kala duwan si ay qeyb uga noqdaan dhiiri gelinta Ardeydan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here