N’Golo Kante Oo Ku Soo Laaban Kara Premier League.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xiddigii hore ee kooxda chelsea N’Golo Kante ayaa si lama filaan ah uu soo laaban kara horyaalka premier League sida ay sheegayaan wararku.

N’Golo ayaa wadahadalo kula jira kooxda West Ham isaga oo ku dhaw in uu ku soo laabto horyaalka premier League suuqa xagaagan.

Kante ayaa wacdaro ka dhigay premier League intii uu joogay kooxaha Chelsea iyo Leicester City oo uu kula guulaystay premier League.

Xiddiga reer France ayaa dhinaciisa diyaar u ah in uu ku soo laabto horyaalka premier League oo uu ku samaystay magac wakhtigii uu joogay.

West Ham ayaa looga baahanyahay kaliya 20 milyan oo euro si ay u hesho xiddiga dibna ugu soo celiso horyaalka premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here