Dhismaha Wado Interlock ah Oo laga dhagax dhigey Degmada Kaaraan Gobolka Banaadir

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagaxdhigay dhismaha waddo interlock oo laga hirgelinaayo Waaxda Wajeer ee Degmada Kaaraan, taasi oo loogu Magaca darey waddada Sheekh Cusmaan Xiddig.

Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Kaaraan,Agaasimeyaal, Saraakiisha Laamaha Amniga, Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Kaaraan.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here