Iskuul wax lagu barayo Caruurta Agoonta ah Oo laga hirgaliyay Guriceel

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka qeybgalay dhismaha School hoose’dhexe iyo sare oo u gaar ah ubadka agoonta ah oo laga dhisey Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud .

School kan oo ah mid ay dhismihiisa hir-gelisay hay,adda Qatar Charity ayaa noqonaya school muhiim u ah dadka haysta ubadka agoonta ah oo aan u awoodin dhaqaale ay kaga bixiyaan waxbarashada.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here