Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiintan oo isugu jiray Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka DFS iyo sidoo kale Golaha Wakiilada Dowlad goboledka jubbaland, maamulka Degmada Luuq Saraakiil katirsan Ciidamada Xooga dalka oo qayb ka ahaa wafdigii Nabadaynta u jogay Degmada Luuq ee gobolka gedo ayaa kormeer kusaabsan qiimeyn iyo u kuur galid waxa ay kutagen kaamka barakacayasha Naf iyo Maal oo ay ku noolaayeen in kabadan 500 oo qoys kuwaasi oo ka mid ah goobaha Dabka la qabadsiiyay
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ