Xaflad ay ku qalin baddelanayeen arday ka aflaxday Akadeemiyadda Royal Muslim Oo Lagu qabtay Degmada Guriceel.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardaydan ayaa ka aflaxday akadeemiyadda Royal Muslim ee ku taala Degmada Guriceel ayaa Loo qabtey qalin bedelasha ah waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada

Ardaydan oo muddo sanad ah wax la soo barayey ayaa soo bandhigay heerkooda aqoonta iyo sida loo soo bar-baariyey.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here