Beeralay ku nool gobolka Hiiraan Oo ka cabanaya cuduro ka baabi’inaya dalagyadii ay beerteen.

0
86

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Cudaro aan la aqoon dhibaato weyn ku haya Dalaqyada ay beertaan Beeralayda ku nool Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Abdiqaadir Aadan Maxamed oo kamid ah Beeraleyda ayaa sheegay in ay ka baa ba’een Dhamaan Dalaq yadii Beerta Sida yaanyo, Basal iyo Qudaar kale, waxaana uu sheegay in uu isticmaalay daawooyin balsee aysan waxba ka badelin taas.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here