Dhismaha dib u dhiska masjidka Al-Nuur Xaafadda Berdaale magaalada Baydhabo Oo la dhagax dhigay

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masjidka Nuurul Awal oo ah Masjid Qadiimi ah oo la dhisay 1976-dii oo ku yaala Magaalada baydhabo ee Xaafada Berdaale ayaa la Dhagax dhigay si Masjidkan oo Ciriiri ku noqdey Jameecada loo bilaariyo.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Nur Sidow Baba ayaa Dhagax dhigay Masjidka Nuurul Awal, waxaana ku wehlinaayey dhagax dhigaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud Mudane Abdullahi Sheikh Hussein Ash’ari.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here