Shacabka Magaalada Baydhabo Oo loogu baaqay in ay ilaaliyaan badqabka wadooyinka loo dhisayo.

0
82

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismaha wadooyinka waxay muhiim u yihiin Fududeynta isku socodka dadka iyo Gaadiidka iyo Ganacsiga balse waxaa jira faham daro ay Bulshada Soomaaliyeed ay ka heysato qaababka loo maro wadooyinka sida Casriga ah loo dhisey waliba ay jiraan dad wadooyinka Ganacsi ka sameysta

Magaalada Baydhabo waxay kamid tahay Magaalooyinka Soomaaliyeed dhawaan laga hirgeliyey wadooyinka loo dhisey si Casri ah kuwaas oo loo sameeeyey meel gaadiidka maraan meelna dadka maraan iyo meel ay biyaha maraan si loo ilaaliyo badqabka Bulshada iyo wadooyinka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here