Barakacayaal ku nool Kaamka Towsiile Degmada Xudur Oo Loo dhisey Dugsi Qur’aan.

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dugsiyada lagu barto Qor,aanka Kariimka ayaa ah kuwa inta badan dayac badan ka muuqda meelaha baadiyaha waxaa lagu arkaa Caruur geedaha hoostiisa wax ku barta waxayna taasi saameysaa Caruurta xiliyada Kuleylaha iyo Roobabka jiraan in aan la fariisan Karin Geedaha Hoostooda

Degmada Xudur waxay kamid tahay meelaha weli daruufaha Dugsiyada ka jiraan balse dhawaan ayaa Dugsi Qur’aan loo dhisey Caruur meel banana ah wax ku baranaayeen si loo badbaadiyo waxbarashada Caruurtaas

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here