Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka qalalka wuxuu hayaa dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasoo ku jira da’o kala duwan. Cudurkaas ayaa ah mid dadka qaba ugu soo booda si kedis ah, oo marka oo qofka ka fuqo uu haddana iska soconayo, inkastoo laga dareemayo culeyska bulshada
Dr. cabadiqadir cabadi xasan oo ah dhaqtar Soomaaliyeed oo ku taqasusay cudurada Neerfaha aya sharxadsaabsan cudurka Qalalka ugu war bixiyey radiyo Arlaadi cudurka qalalka inta badan oo ka dhaca maskaxada.
Warbixintan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi