Bandhiga Buug dhiiri gelinaya Shaqa abuurka Oo lagu qabtey Magaalada Hargeysa.

0
86

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaaliland Waxaa alagu soo bandhigey Buug ka hadlaya Mushaarka Shaqaalaha kaasi oo uu oqrey Hamsa Xabiib oo ka mid ah Culimada Hargeysa

Bandhiga Buuga waxaa ka soo qeybgalay Masuuliyiin Iskugu jira Xildhiaano, Wasiiro ka tirsan Maamulka Soomaaliland

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here