Tababar ku saabsan Habka loo baaro Kaadida Oo Loo qabtay Ardeyda Jaamacada Bay.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan loo soo gebagabeysay Ardeyda Jaamacada Bay ayaa ku saabsanaa Habka loo baaro Kaadida mudada uu socdey si ay xirfad gaar ah uga noqoto Ardeyda kuwaas oo hada baranaya Cilmiga Caafimaadka

Tababarka ayaa inta uu socdey waxaa bixinaayey Dr 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐢𝐥 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 oo ah Kormeeraha shaybaarka Sare ee 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐤𝐞𝐲 𝐌𝐞𝐝𝐢cal Ardeydana ay si wanaagsan uga faa’ideysteen

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here