Golaha Wasiirrada KG Oo Ansixiyay Shuruucyada Xakameynta Hubka iyo Xuquuqda Naafada.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed soomaaliya.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa Todobaadkan lagu Ansaxiyey Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Yar Yar iyo Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Naafada oo ay soo Diyaariyeen Wasaaradaha Amniga iyo Haweenka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here